Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la qaatay Xildhibaan Ismail Ali Mohamed (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Xildhibaan Ismaaciil Cali Maxamed oo ka mid ah Xildhibaanada Gobolka Ohio ee Dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu kujiro Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Gobolka Ohio Mudane Cabdi Aaden Geesay. Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa korjoogtada u timid Doorashadii Goleyaasha Deegaanka Puntland ee qabsoomtay 25-kii … Continue reading Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la qaatay Xildhibaan Ismail Ali Mohamed (Sawirro)